Xubnaha Golaha fulinta UWS



Ururka Waddaniga Soomaaliyeed
oo Iftiinkoodii soo xoogeysanayo

Wareysiyo Taxane ah

Ifraax Yusuf oo ah Madax Arimaha Bulshada UWS ayaa waxay soo bandhigeysaa wareysiyo xiiso badan oo ay la yeelanayso

Barnaamijyada iyo Warsaxaafadeedyada Ururka Waddaniga Soomaaliyeed

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Shirka Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka Holland

Latest Videos
# of visitors Since April 2009: 100279
Xaflad Qalinjabin ah oo ay soo
qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan


Kulan ku saabsan qorshaha Ururka iyo soo dhaweynta xubnaha cusub oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Xaflad balaaran oo UWS ay u qabteen
Jaaliyadda Soomaalida ee Suuriya



Dhagayso Fariinta Waddaniga:
qeybtii 1aad.

News Text
Hambalyo, Hambalyo
Sanadguurada 2aad ee Ururka Waddaniga Soomaaliyeed
May 15, 2010
UWS wuxuu u dabaaldegayaa Sanadguuradiisa 2aad oo ku beegana May 15, 2010. xaflado si wadajir ah loogu xusaayo maalinta SYL iyo UWS ayaa waxay ka dhacayaan dhamaan Xaruumaha UWS ee Soomaaliya gudaheeda iyo Caalamk. Insha’Allah


Baaq ku socda dhamaan Waddaniyiinta Soomaaliyeed: by Zahra Abdi Hersi

  hiiraan.com
 
kulanka.com
 
dalkanews.com.
 
mogadishutimes.com
 
somalisan.com
 
somalfans.com"
 
mbali.info
 
xogta.com
 Siirada Rasuulka(scw)
 
Altaqwaa.com
 Aflax.Net
 Anasheed.com
 Waaniye.com
 Muslim Kids.com
 Daarul Xadiith.com
 Tawfiiq Masjid.net
 Boqolsoon.com
 Qardhaawi.com
  Mogadis. University
  Somalia University
  Hargeisa University
  Kismayo University
  Malaysia University
  Cairo University
  Makerere University
  Nairobi University
  Khartoum University
UWS Board Of Directories

Ururka Waddaniga Soomaliiyeed oo la aasaasay bishii May 15, 2008, waxaana aasaaska Ururka iska kaashaday dhalinyaro waddaniyiin ah oo Soomaaliyeed oo ku kala nool Soamlia gudaheeda iyo wadamada Caalamka. ka dib ururka wuxuu ku tilaabsaday horumar baaxad weyn, xubnaha ururka mar kasta ku soo biiraya waa sii labanlaabmeen.

UWS wuxuu xaruumo ka furtay gudaha Soomaaliya iyo wadamo kale oo Caalamka ah, xaruun kastana waxaa ururka u jooga Wakiil iyo Xubnihii la shaqaynaayey maamulka sare ee ururka.

UWS wuxuu ka kooban yahay 3 Gole oo kala ah:

1- Golaha Guud (Golaha Wakiilada)
2- Golaha dhexe (sharci Dejinta)
3- Golaha Fulinta

UWS wuxuu wada shaqeyn xoog leh la sameeyey ururo kale oo waddaniyiin ah, taas ayaana sababtay in awoodda ururka ay sii xoogeysato, Howlaha ururkana ay sii labanlaabmaan. Waxaana ururka ku soo biiray ururo kale iyo xubno aad u firfircoon oo sumcadda ururka gaarsiiyey meeshii ugu sareysay.

Hadaba Madaxda Sare ee UWS waxay isla garteen in Ururka dib u habeyn ama isku shaandheyn lagu sameeyo, gaar ahaan Golaha Fulinta ee Ururka oo ah golaha socodsiiya howsha Culus ee Ururku kala wado, si xubnaha cusub ee ku soo biiray ururka ay uga mid noqdaan Golaha Fulinta ee Ururka, maadaama ay howlo muhiim ah u qabtaan ururka. UWS wuxuu kaloo ku jiraa diyaar garow ku saabsan Sanadguuradii koowaad ee UWS oo na gu soo dhow.

Magacyada golaha fulinta

Golaha fulintu wuxuu ka koobanyahay 11 xubnood oo isgu jira xubnihii hore iyo xubno cusub waana kuwaanaa magacyadii:

No. Jagooyinka Magacyada
1. Gudoomiyaha Guud Kamal Guled Mohamed
2 Gud. Kuxigeenka 1aad Abdinasir Mohmed Sh. Nur
3 Gud kuxigeenka 2aad Zahro Abdi Hersi
4 Xoghayaha guud Abdullah jama
5 Madaxa waaxda warbaahinta Abdifatah Hussein sabrie
6 Madaxa waaxda arimaha bulshda Ifrax Yusuf Ciyow (Ifka)
7 Madaxa waaxda maaliyada Ali yaasiin Gurbe
8 Xoghayaha xiriirka dibada Mohamed hassan (Jinaah)
9 Madaxda waaxda Qorshaynta Yusuf Abdi Mohamed
10 Madaxaxa laamaha ururka iyo xiriirka gudahaha Abubakar sh. abdulle
11 Madaxaxa waxbarashada Ali mahamud (foodare)

Xubnaha Cusub ee UWS ku soo biiray iyo howsha ay u xilsaaran yihiin waa sidan:

1. Madaxa laamaha Ururka iyo Isku xirka gudaha

Abubakar Shiikh Cabdulle (Nairobi, Kenya).

Abubakar waa waddani Soomaaliyeed oo dhago la’ , laakiin wuxuu aad ugu wanaagsan yahay dhinac qoraalka (Somali and English), wuxuuna ku nool yahay Magaalaada Nairobi, wuxuuna u doodi jiray xuquuqda dadka dhagoolayaasha. Howshaasna ayuu aad ugu wanaagsann yahay.

Abubakar wuxuu Gudoomiye ka yahay Somali National Association of the Deaf (SONAD) www.somalideaf.org oo ah urur bulsho oo u taagan dhamaan dhagoolayaasha qaranka soomaaliyeed soomaaliyeed. Abubakar wuxuu kaloo kamid ahaa aas aasayaashii Somali Deaf Union asagoo gudoomiye ka ahaa sanadkii 2006, intaa waxaa usii dheer abubakar inuu yahay ardaynimo oo aqoontiisu gaarsiisantahay heer jaamacadeed.

2 " Madaxa Waaxda Arimaha Bulshada Ifraax Yusuf Ciyow (Hordland, Norway)

Ifraax waa gabar da’ yar oo Allah (SWT) ugu hibeeyey Heybad Waddaninimo, waa ardayd Jaamacadeed oo wax ku barata magaalada Hordland (Norway), waxay aad ugu xeel dheer tahay Arimaha Bulshada, oo ay qoraalo badan ka sameysay oo ay warbaahintana ku faafisay.

Ifraax waa qoraa caan ah oo wax ka qorta arimaha bulshada, waxay marwalba ku dadaashaa sidii ay da’ yarta Soomaaliyeed uga bixi lahaayeen dhibka ay ku jiraan.

Ifraax waxay ahayd aas aasihii iyo gudoomiyihii ururka Dabargooynta Qabyaalada i yo Horumarinta Da’ayarta Somaaliyeed, oo loo soo gaabiyay (DQHDSOM) waxayna wax badan u qabatay bulshada soomaaliyeed

3- Madaxa Waaxda Warfaafinta

Abdifataax Xussen Sabriye (Boorama, Awdal, Somalia)

Abdifataax: waa Arday Jaamaacadeed wuxuuna dhigtaa Jaamacdda Camuud ee Magaalada Boorama ee Gobalka Awdal, C/fataax wuxuu kaloo ahaa wariye madaxbannaan wuxuuna la soo shaqeeyey Idaacadaha kala ah:

a) STN: Muqdisho b) Radio Durban: Beledweyn (Hiiraan).

4- Xoghayaha Xiriirka Dibadda Maxamed Xasan Jinaax (Muqdisho, Somalia)

Jinaax: waxbarashadiisa waxay gaarsiisan tahay ilaa Heer Jaamacadeed, wuxuuna haystaa takhasusyo kala ah Business Administration and Computer programming. Wuxuuna la soo shaqeeyey hay’ado iyo NGO-yo badan, wuxuuna hadda ka howlgalaa xafiiska UWS ee Muqdisho.

5 " Madaxa Waaxda Waxbarashada: Ali Mahamud (Foodare) (Muqdisho, Somalia)

Foodare: wuxuu muddo badan ku soo dhex jiray Hay’adaha Waxbarasho ee ka jira Magaalada Muqdisho, waana arday jaamacadeed ee wax dhigta jaamacada muqdisho, wuxuuna ka mid yahay madaxda sare ee Midowga Ardayda Gobalka Banadir.

6- Maxadaxa Waaxda Maaliyadda

Ali Yaasiin Gurbe (Kampala, Uganda) Ali Gurbe ma ahan xubin cusub oo hadda Ururka ku soo biirtay, wuxuuse ka mid ahaa waddaniyiintii wax ka aasaasay UWS, wuxuuna horey u ahaan jiray Xoghayaha warfaafinta UWS, waxaa hadda loo magacaabay Xoghayaha Maaliyadda UWS, iyadoo jagadaas looga maarmi waayey. Ali waa wariya mudo badan kusoo jiray dhanka warbaahinta, hadana wuxuu u shaqeeyaa idaacado, TV yo iyo wardgayso kusoo baxa luuqada soomaaliga ah

7- Maxadaxa Waaxda Qorshaynta

Yusuf Abdi Mohamed (Yusufbile) Waa Arday Soomaaliyeed oo dagan magaalada Nairobi oo mudo badan kusoo jiray howlaha ururada bulshada, yuusuf wuxuu Bachelor degree oo Businees Adminstration ah ka qaatay jaamacada Muqdisho University 2004 ilaa 2008, wuxuu kaloo ka qaatay University of Kansas, USA, certificate of political studies and certificate of international studies, Yusuf wuxuu mudo kasoo shaqaynay dhanka arimaha bulshada asagoo soo qabtay xilka project and public relation ee hay’ada Salam Foundation for development in Somalia, yusuf wuxuu ahaa ahaa macalin dugsi sare iyo kalkaaliyaha maamulka wuxuu kaloo lasoo shaqeeyay UNISOM turjumaan ahaan sanadkii 1993 ilaa 1994..

Dhamaan Xoghayeyaasha kor ku xusan mid walbaana wuxuu leeyahay ku xigeeno iyo xubno kale oo la shaqeeya, maadaama uu liiska aad u badan yahay halkaana kuma soo wada tixi Karno, waxaadse kala socon kartaa www.waddaniga.org

Waxaa kaloo jirta Xubno cusub oo ururka ku soo biiray isla markaan wakiilo uga ah ururka goobaha ay joogaan sida Somalia gudaheeda iyo waddamada dibadda, waxaad magacyadooda iyo goobaha ay joogaan kala socon kartaa www.waddaniga.org

Waaxaha Ururka

ururka waddaniga soomaaliyeed (SONO) wuxuu u shaqeeya waax waax ayadoo waax walba ay qabanayo howlo gaaro oo loo xilsaaray oo ku cad ujeedooyinka fog fog ee uu higsanayo ururku

ururku wuxuu leeyahay 5 waaxood oo kala ah:

1.WAAXDA ARIMAHA BULSHADA

Waaxda arimaha bulshada waa waaxda ugu balaalan ee ururka waxaana hoos imaada dhamaan howlahaha arimaha bulshada

WAAJIBAADKA WAAXDA ARIMAHA BULSHADA

1. Diyaarinta barnaamijyada adkaynaya xiriirka walaaltinimo iyo saaxiitinimo bulshaweynta soomaaliyeed.
2. Wacyigalinta bulshada soomaaliyeed ee ku kala nool dunida daafaheeda
3. Diyaarin barnaamijyo wacyigalineed oo loo gudbinayo bulshada
4. Soo diyaarinta mawduucyada looga doodayo kulanada quseeya wacyi galinta bulshada
5. Kashaqaynta is dhexgalka, nadaba iyo waanaga umada soomaaliyeed
6. Isu soo dhawaynta culumaa'udiinka soomaaliyeed
7. Abaabulka howlaha ciyaaraha iyo isku duba ridka barnaamijtooda
8. Isku xirka iyo abaabulka ururada dhaliyarada
9. La shaqaynta ururada dhalinyara ee ka jira dalka iyo dibada
10. Horumarinta dhalinyarada
11. Dhiiri galinta iyo kobcinta tayada waxbarasho ee bulsha weynta soomaaliyeed
12. Dhaqan celinta dhalinyarada soomaaliyeed ee ku dhaqan doorsamay qurbaha

MAAMULKA WAAXDA Arimaha Bulshada

Maamulka waaxda arimaha bulshada waxaa ugu sareeya madaxa waaxda wuxuuna leeyahay ku xigeen iyo xubno lashaqeeya maadaama ay balaarantahay howsha waaxdu, waaxdu waxay leedahay oo kale wakiilo u jooga meel walba oo ururku ku leeyahay xafiis, xubnaha waaxda arimaha bulshada waxay kuwada shaqayn doonaa maadaama ayka kala fogyihiin aalada internetka ayakoo fikirka iskugu gudbin doona hadba sidii macquula

Maamulka waaxdu waxay waxqabadkooda isuu gudbin doonaan bil bil waxayna u madax banaanyihiin gudashada howlahahooda si waafaqsan xeer hoosaadka ururka

Waaxdu waxay kalo u madax banaantahay inay xubin inay la shaqayso ururada kale ee ka dhisan dalka iyo dibada

Darajada xubnaha
Magaca, wadanka, telka, addresska

1. Madaxa waaxda arimaha bulshada Ifraax Yusuf Ciyow ( ifka ), Norway, Hordland Mobile: 004753523983, Cadcad15@hotmail.com
2. Kuxigeenka Waaxda arimaha bulshada Ibrahim Mohamed Olad, Karachi, pakistan
mobile +92-321-8944996, Biixi17@hotmail.com
3. Xubin waaxda arimaha bulshada Raage Abdulqadir Hersi ( Yamyam ) Ohio, USA Tell: +1615-243-5015 Raageyamyam@hotmail.com
4. Xubin waaxda arimaha bulshada Yaasmeen Basheer (yaska) PORTLAND, USA tell: 001207-4829434 Jasmine4_4@hotmail.com
5. Xubin waaxda arimaha bulshada Haweya Hashi, USA tell: +1608-220-1679 Haweyahashi04@hotmail.com
6. Xubin waaxda arimaha bulshada Abdalla Mo’allin, Onaizah/Al-Qassim Saudi Arabia, mobile: +966609047365 moallem10@hotmail.com
7. Xubin waaxda arimaha bulshada Abdirizak Abdi Osman (nageeye), Portland, USA +1503-290-4229 aaaaosman@hotmail.com

2. WAAXDA WARBAAHINTA

waaxda saxaafadu waa waaxda labaad ee ugu balaaran ururka uguna howlbadan waxayna u xilsaarantahay dhamaan howlaha saxaafada iyo faafinta barnaamijka ururka taas oo loo gudbinayo bulshada

WAAJIBAADKA WAAXDA WARBAAHINTA

Faafinta iyo ugudbinta bulshada barnaamijyada ururka Soo saarida wargayska ururka Kala shaandhaynta fikarada ay soo gudbiyaan xubnaha ururka Maamumilada howlaha websiteyada ururka

MAAMULKA WAAXDA SAXAAFADA

Waaxda saxaafada waxaa u sareeya madaxa waaxda oo sitoos ah u hoostaga gudoomiyayaasha ururka, wuxuu leeyahay kuxigeeno iyo xubno lashaqeeya, waxaa kaloo u jooga wakiilo dhamaan meel walba oo ururku xafiis ku leeyahay,

No. Darajada xubnaha Magaca, wadanka, telka, addresska
1. Madaxa waaxda warbaahinta Abdifatah Hussein Sabrie, Borama, Somalia. Tell: 00252 2 4450703 ibnuhusseinwaamina@hotmail.com
2. Ku xigeenka waaxda warbaahinta Jabriil Maxamuud Nuur (jabra), Mogadisho, somalia jabriil37@hotmail.com
3. Afhayeenka ururka Abdullahi Jama Mohamed, Toronto, Canada Tel: +1416 827 - 0252 Jama_abdullah@hotmail.com
4. Xubin waaxda warbaahinta Hibo mohamed, Hargaisa, Somalia, Hibs_moha@hotmail.com
5. Xubin waaxda warbaahinta Khadija Kulmiye London UK khadiijo_18@hotmail.co.uk
6. Xubin waaxda warbaahinta Mahomud Abdi Daahir ( Ilka boqol ), China+861-366-5296124 Ilkaboqol99@hotmail.com
7. Xubin waaxda warbaahinta Abdirisak Jama Elmi (black), Mogadishu, Somaliablackyare@hotmail.com

3. WAAXDA WAXBARASHADA

Waaxda waxbarashada waa waaxda qaabilsan dhamaan howlaha kobcinta aqoonta bulshada soomaaliyeed iyo ku baraarujinta dhamaan qaybaha bulshada faa’iidada aqoonta, maadaama ururka waddanigu uu u halgamayo inuu abuuro soomaali dhab ah uu daacad ah u ah dadkiisa iyo dalkiisa, ayaa waxaa muhiima in ururka waddanigu ka qayb qaato sara u qaadida aqoonta bulshada soomaaliyeed.

WAAJIBAADKA WAAXDA WAXBARASHADA

dhiiri galinta iyo kobcinta tayada waxbarasho ee bulsha weynta soomaaliyeed, dhaqan celinta dhalinyarada soomaaliyeed ee ku dhaqan doorsamay qurbaha diyaarinta manhaj waxbarasho oo kusalaysan diinta islaamka dhiiri galinta ardada bulshada soomaaliyeed inay awooda saaraan dhanka waxbarashada uraadinta waxbarasho sare dhalinyarda soomaaliyeed ee aan awoodin furida xarumo waxbarasho qabashada tartanada waxbarasho sida kadiska aruurinta iyo diwaan galinta aqoonyahada soomaaliyeed

MAAMULKA WAAXDA WAXBARASHADA

Waaxda waxbarashada waxaa u sareeya madaxa waaxda oo sitoos ah u hoostaga gudoomiyayaasha ururka, waaxdu waxay leedahay kuxigeeno iyo xubno lashaqeeya

No. Darajada xubnaha Magaca, wadanka, telka, addresska
1. Madaxa waaxda waxbarashada Ali Mohamuud (foodare), Mogadishu, Somalia, Foodare25@hotmail.com
2. Kuxigeenka waaxda waxbarashada Cabdiraxman jamac Barre, Cairo, Egypt 00160778328, Dhalac2003@hotmail.com
3. Xubin waaxda waxbarashada Abdiaziz Usman Daahir, Kisumu, kenya Tell. +254725164442 badbaado9@hotmail.com
4. Xubin waaxda waxbarashada Fu’aad Axmed Huseen, Mogadishu, Somalia Tell: +252-1-5400313 cmchamiid@hotmail.com
5. Xubin waaxda waxbarashada Jabarti jamac barre, Cairo, Egypt 00160778328 Dacad20@hotmail.com

4. WAAXDA DHAQAALAHA Waaxda dhaqaala ururka waxay qaabilsantahay dhamaan arimaha dhaqaalaha iyo maamulkoodaba,

WAAJIBAADKA WAAXDA DHAQAALAHA qabadasha iyo haynta maaliyada ururka,uruurinta qaaraanka ururka usoo gudbinta warbixin maaliyadeedka dhamaan golayaasha ururka xisaab xirka guud

MAAMULKA WAAXDA MAALIYADA Maamulka waaxda maaliyada ururku waxaa ugu sareeya madaxa waaxda wuxuuna leeyahay kuxigeeno iyo xubno lashaqeeya,

Tel: +390550127674, Somali1@hotmail.it
No. Darajada xubnaha Magaca, wadanka, telka, addresska
1. Madaxa waaxda maaliyada Ali Yasin Gurbe, Kampala, Uganda, Caliyare200@hotmail.com
2. Ku xigeenka waaxda maaliyda
3. Khasnajiga waaxda Zahro Abdi Hersi, Netherland Mobileka +31-623-4719133 umubakar@hotmail.com
4. Xubin waaxda maaliyada Muna Abdulkariim Musse, COLUMBUS, OHIO, USA, Mobile +614-592-6139 missomalia@hotmail.com
5. Xubin waaxda maaliyada Abdalla Mo’allin, Onaizah/Al-Qassim Saudi Arabia, mobile: +966609047365 moallem10@hotmail.com
6. Xubin waaxda maaliyda Abdulaahi Yalaxow Malin, UAE Dubai, abdullahi117@hotmail.com
7. Xubin waaxda maaliyada Da’uud cabduqaadir cali Firenze Italy

5. WAAXDA QORSHAYNTA waaxda qorshaynta ururka waxay qaabilsantahay dhamaan howlaha qorshaynta, sida dajinta miisaaniyada ururka, cilmi baaris, dajinta qorshayaasha dhow dhow iyo kuwa fog fogba

waaxda qorshaynta ururku waa waax u taagin sidii loo horumarin lahaa dhamaan waaxyaha ururka waxayna sitoos ah ula shaqayn doonta waaxyaha ururka ayadoo ka caawin doonta dhanka hagida, latalinta iyo u ladajinta barnaamijyadii ay ku shaqayn lahaayeen

WAAJIBAADKA WAAXDA QORSHAYNTA dajinta qorshayaasha dhow dhow iyo kuwa fog fog tala siinta iyo hagida waaxyaha ururka ladajinta barnaamijyada ay ku shaqayn lahaayeen waaxyaha ururku qorshaynta miisaaniyada ururka

MAAMULKA WAAXDA QORSHAYNTA Waaxda qorshaynta ururka waxaa maamulaha howlaheeda madaxa waaxda oo sitoos ah u hoostaga maamulka sare ee ururka, waaxdu waxay leedahay kuxigeeno iyo xubna lashaqeeya

Tell: +254-725-599-505, yuusufbile1@hotmail.com
No. Darajada xubnaha Magaca, wadanka, telka, addresska
1. Madaxa waaxda qorshaynta Yuusuf Cabdi Maxamed (Yuusufbile), Nairobi, Kenya
2. Ku xigeenka waaxda qorshaynta Abdulkadir Farah Diriye(Carab) Karachi, Pakistan mobile: 00-92(0)321-2677183 Awdirie4@hotmail.com
3. Xubin waaxda qorshaynta Yuusuf Xuseen Jumcaale, Cairo, Egypt, y_jimcaale@yahoo.com
4. Xubin waaxda qorshaynta
5. Xubin waaxda qorshaynta

Kalkaaliyaasha ururka

1.la taliyaha guud ee ururka... Abdirizak Abdi Osman (nageeye) Portland, USA Tel: +1503-290-4229 aaaaosman@hotmail.com

2. Xeer ilaaliyaha guud ee ururka ....... Yuusuf Xuseen Jumcaale, Cairo, Egypt y_jimcaale@yahoo.com

dhamaan waaxyada ururka waxaan u diraynaa duco in ilaahay la garab galo howlaha culus ee loo xilsaaray, xubnaha ururka waxaan ka codsanaynayaa inay ku soo gudbiyaan ogolaanshahooda ay ku ogolaanayaa howsha loo xilsaaaray iyo inay diyaar u yihiin ayna lashaqaynayaa ururka waddaniga soomaaliyeed,

waxaan ugu dambayn ka codsanaynaa walaalaha ururka inay muujiyaan dulqaad kana dhabeeyaan go’aankoodii hore ee ay ugu soo biireen ururka una huraan bulshada soomaaliyeed waqtigooda, maalkooda iyo maskaxdoodaba

waxaan ugu dambayn leenahay anagoo ku hadlayna magaca ururka waddaniga soomaaliyeed alle marlabaad alle ha idiin fududeeyo howshiina, hana naga wada dhifo kuwii dadkooda iyo dalkooda waxtara

Madaxda Ururka Waddaniga Soomaaliyeed

Kamal Guled Mohamed (Guddoomiye) ----- Pakistan
Abdinaasir Mohamed Sh. Nuur(Gud. Ku xigeenka 1aad) ----- Pakistan
Zahra Abdi Hersi (Gud. Ku xigeenka 2aad) ------ Netherland
Abdullahi Jama Mohamed (Xoghaye Guud & Afhayeen) -------- Canada
info@waddaniga.org or soomaalibaanahay@hotmail.com
www.waddaniga.org


OGEYIIS, OGEYSIIS;
waxaa soo baxay Wargayska
CODKA WADDANIGA
Baar Waddaniga.org Kaliya
Online Membership Soomaali Map
Profile-ka Ururka
Dastuurka Ururka ...


Xubnaha Sanadka

UWS wuxuu magacaabay xubnaha Sanadka 2008 - 2009


Waaxda Waxbarashada

Halkaan kala soco Barnaamijyada waaxda Waxbarashada

Waaxda Warfaafinta UWS
Waaxda Qorshaynta UWS
Waaxda Gargaarka UWS
Waaxda Maaliyadda UWS


Dood cilmiyeed loogu magac daray “Doorka aqoonyahanka iyo bad baadinta dalka iyo dadk


Hees loo tiriyey UWS
waxaana Sameeyey Abdullahi Maxamed Axmed (Kullane)


MAXEY TAHAY DANTA DADWEYNAHA SOOMAALIYEED
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


AWOOD LA ISKUGUMA FAANO
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


Doorka Dhalinta & Arimaha Cakiran ee Dalka


MA LA DABARGOYN KARAA QABIILKA IYO QABYAALADDA?
WQ: Yuusuf-bile Cabdi Maxamed


Beentii ayaa Rumowday!
by: Zahra Abdi Hersi


Maxaa ku jaban haddii aan ku hadlo magaca waddankayga?
by: Zahra Abdi Hersi


QURBO WAA QARAN DUMIS !


Waddani iyo Wadaniyad
WQ: Maxamed Mosul


Zahra Abdi Hersi
Waa sidee dhaqanka Soomaalida ku nool waddamada reer galbeedka


dhibatoyinka haysta dhalinta somaliyeed iyo waxa xalka u noqon kara


fariin kusocota dhalinyarada soomaaliyeed


Baro Dalkaaga Hooyo
by: Abdullahi Mohamed Ahmed "Kullane"


DHOOL BARI KASOO BAXAY ... waa gabay guubaabo u ah bahda ururka waddaniga oo uu tiriyey


WAA MAXAY NABAD?


Ogeysiis ku socda Xubnaha Cusub ee doonaya inay ku soo biiraan UWS


SOMALI NATIONALIST ORGANIZATION (Profile and Background Information)

Ururka waddaniga Soomaaliyeed waxaa lagu dhawaaqay, 15kii May sannadka 2008
All Rights Reserved. Copyright 2008 -- Waddaniga.org
Design by kwwebservice