| Doorashada Ururka Waddaniga Soomaaliyeeed |
Doorashada Ururka Waddaniga Soomaaliyeed 2010 Xubnaha Golaha dhexe iyo Golaha fulinta
 ,Abdullahi Jama Toronto, Canada Guddoomiyaha Golaha Dhexe
Abdinasir Mohamed Sh. Nuur Karachi, Pakistan Guddoomiyaha Golaha Fulinta
Ururka Waddaniga Soomaaliyeed Waxaa la aasaasay May 15, 2008. waxaana aasaastay Dhalinyaro Soomaalaiyeed oo Waddaniyiin ah.
Ujeedada Ururka loo asaasayna waxay tahay inuu kulmiya dhamaan Soomaalida Waddaniyiinta ah,
oo jecel inay Umaddooda Soomaaliyeed ka saaraan dhibka ay manta ku jiraan.
Mudadii 2-da sano ee uu Ururka jiray wuxuu noqday Urur Caalamka oo dhan caan ka noqday,
Soomaalida oo dhan ay dareemeen waxqabadkiisa.
Ururka wuxuu leeyahay Dastuur iyo xeerar hoosaad ay ku wada shaqeeyaan.
Waxaana Ururka lagu aasaasay hal gole oo ah Golaha Fulinta. Waxaana lagu heshiiyey in
golahaas uu jiro muddo 2 sanadood ah. Ka dibna la qabto doorasho. Waxaana guddoomiye
u ahaa “Mudane Kamal Xaaji Guuleed Fargayax”.
Kamal Guuleed
Kamal wuxuu muddo dheer deganaa Dalka Pakistan halkaas oo uu waxbarasho Jaamaceed ku dhamaystay.
Kamal Mudadii 2-da sano ee ahaa Guddoomiyaha Golaha Fulinta, wuxuu Ururka Gaarsiiyey heerkii ugu sareeya, taasoo suurtagashay inuu Ururka ka howlgalo xaruumo badan oo caalamka ah.
Guddoomiye Kamal markii ay u dhamaatay muddadii 2-da ee uu ururka hogaanka u hayey, wuxuu go’aan ku gaaray inuusan isku soo sharaxin doorashada la qaban doono.
Madaama UWS howlahiisa ay aad u balaaratay. Caalamka oo dhana uu ku fiday ayaa waxaa loo baahday inuu Ururka yeesho 2 Gole. Oo ah Golaha Dhexe iyo Golaha Fulinta.
UWS wuxuu qol ku leeyahay Beyluxe Messenger oo ay ku kulmaan maalmaha Axadda, kuna yeeshaan shirarka iyo Kalfadhiyada.
Kal-fadhi uu yeeshay Xubnaha Golaha dhexe UWS ayaa waxaa la isku raacay in Ururka yeesho Gole dhexe oo ka kooban 7 Xubnood. Golahaasna wuxuu noqonayaa awoodda Ugu sareysa UWS. Waxayna Ururka Hogaaminayaan Muddo 5 Sanadood ah. Waxaana Guddoomiye loo doortay Mudane Abdullahi Jama Mohamed oo degan dalka Canada.
Guddiga Golaha Dhexe UWS
Abdullahi Jama ----
Toronto, Canada ------Guddoomiye
Kamal X. Guleed -- Karachi, Pakistan --- G. ku xigeen
Zahra Abdi Hersi -- Netherland
Maxamed Xasan Jinaax ------ Muqdisho, Somalia
Ifrah Yusuf Ciyow ---- Norway
Abdullahi Macallin (Shariifka) ----- Sweden
Abdulqadir Osman Ababos ----- Pakistan.
Ururka wuxuu magacaabay Guddi doorasho oo soo qaban qaabiyey doorashada xilka guddoomiyaha Golaha Fulinta Ururka. Xilkaasna waxaa isku soo sharaxday 3 mudane oo kala ah:
1- Cabdinasir Sh. Maxamed Nuur ---- (Pakistan)
2- Ibrahim Xassan Cawaale ---- (Muqdisho, Somalia)
3- Daud Cabduqadir Cali --- (Sweden)
Doorashada waxay socotay July 10 - 26, 2010. taasoo u socotay qaabka ah Ololaha Musharixiinta, Codbixinta iyo tirinta Codadka. Doorashadana waxay u dhacday qaab Dimoqraddi ah, oo Caddaalad ku salaysan.
July 28, 2010. Guddiga Doorashada waxay ku dhawaaqeen Natiijadii Doorashada. Waxaana ku guuleystay: Mudane Cabdinasir Sh. Maxamed Nuur
Cabdinasir
Walaalkeen C/nasir wuxuu noqonayaa guddoomiyaha Golaha Fulinta UWS ee 5-ta sano ee soo socota. Wuxuuna soo magacaabayaa Xubnaha golaha Fulinta oo la shaqayn doono, iyaga ayaana howsha Ururka si buuxda u wadaaya. Insha’Allah.
Liiska Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed iyo Xaruumaha ay ka howlgalaan
HABLAHA
1- Hibo Kahin Mohamed --- Hargaysa – Somalia
2- Amaal Cali Hayaan (Indho u roon)--- Garoowe – Somalia
3- Shukri Ahmed Mohamed (Maandeeq) ---Mogadisho– Somalia
4- Muna Abdi Sheik Mohamed ---- Mogadisho – Somalia
5- Caasho Cali Sabriye ----- Mogadisho – Somalia
6- Hani Cabaas Xaaji Cusman Khartuun, Suudaan
7- Raxma Mayow Cumar ----- Khartuum, Suudaan
8- Asma Dalha Abaas ------ Qahira —Egpyt
9- Haweya Mohamed Hashi ----- Wisconsin, Madison, USA
10- Ifrah Yusuf Ciyow ------ Hordland, Norway
11- Zahra Abdi Hersi ------ Denhelder – Holland
WIILASHA
1- Cabdiwahaab Cabdulqaadir Maxamuud (Carab)--- Hargaysa– Somalia
2- Cali C/casiis ducale (Fantastic ) -- Garoowe - Somalia
3- Yuusuf maxamed maxamud (Yusuf Yare) --- Gaalkacyo - Somalia
4- Maxamed Xasan Jinaax --- Mogadisho – Somalia
5- Maxamed Sheekh Cabdi Cilmi ---- Mogadisho – Somalia
6- A/rahim Moh’ed Munye ---- Mogadisho – Somalia
7- Abuukar Hassan Hussein (Hanadbaashi) --- Mogadisho – Somalia
8- Mohamed abshir farah (Qalinle) ---- Mogadisho – Somalia
9- Ibrahim Xassan Cawaale ---- Mogadisho – Somalia
10- Mohamed Cadow Mohamed ------ Cairo – Egypt
11- Siciid Xuseen Xashi ----- DAMASCUS - SYRIA
12- Maxamed Amiin Cumar (caaqil) ---- DAMASCUS - SYRIA
13- Abdulaziz Mohamed Ali ---- DAMASCUS - SYRIA
14- Xuseen Qasim Idow ---- Kuala Lumpur - Malaysia
15- Abdullahi Yalaxow maalin ---- Stockholm – Sweden
16- Daa’uud Cabduqadir cali ---- Stockholm – Sweden
17- Kamal Guled Mohamed ------ Karachi- Pakistan
18- Abdinasir Mohamed ------- Karachi- Pakistan
19- Abdulqadir Abdullahi Osman ---- Karachi- Pakistan
20- Abdinasir Roble Abubakar -----Karachi- Pakistan
21- Abduqadir Suleyman ----- Karachi - Pakistan
22- Abdullahi Jama Mohamed ----- Toronto – Canada
Ururka Waddaniga Soomaaliyeed
info@waddaniga.org
soomaalibaanahay@hotmail.com
www.waddaniga.org
|