Xubnaha Golaha fulinta UWS



Ururka Waddaniga Soomaaliyeed
oo Iftiinkoodii soo xoogeysanayo

Wareysiyo Taxane ah

Ifraax Yusuf oo ah Madax Arimaha Bulshada UWS ayaa waxay soo bandhigeysaa wareysiyo xiiso badan oo ay la yeelanayso

Barnaamijyada iyo Warsaxaafadeedyada Ururka Waddaniga Soomaaliyeed

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Shirka Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka Holland

Latest Videos
# of visitors Since April 2009: 107397
Doorashada Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed 2010


Xafladda Sanad guurada 50aad ee xornimada Somalia oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan


Xaflad Sanadguurada 2aad ee UWS iyo Sanad guurada 67aad ee SYL oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Dimishiiq ee Dalka Siiriya



Xaflad Sanadguurada 2aad ee UWS iyo Sanadguurada 67 aad ee SYL
oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan



Xaflad Qalinjabin ah oo ay soo
qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan



Kulan ku saabsan qorshaha Ururka iyo soo dhaweynta xubnaha cusub oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Xaflad balaaran oo UWS ay u qabteen
Jaaliyadda Soomaalida ee Suuriya



Dhagayso Fariinta Waddaniga:
qeybtii 1aad.

News Text
Xayeeysiis Bilaash ah
Free Advertisement
Dhamaan ganacsatada, Xawaaladaha, warbaahinta, NGO-yada iyo Ururada Soomaalida la ogeysiinayaa in website-ka UWS uu bixinaayo xayeeysiis Bilaash ah. Haddii aad danaynayso in laguu sameeyo xayeeysiis Bilaash ah fadlan la soo xiriir Ururka Waddaniga Soomaaliyeed.
info@waddaniga.org


Baaq ku socda dhamaan Waddaniyiinta Soomaaliyeed: by Zahra Abdi Hersi

  hiiraan.com
 
kulanka.com
 
dalkanews.com.
 
mogadishutimes.com
 
somalisan.com
 
somalfans.com"
 
mbali.info
 
xogta.com
 Siirada Rasuulka(scw)
 
Altaqwaa.com
 Aflax.Net
 Anasheed.com
 Waaniye.com
 Muslim Kids.com
 Daarul Xadiith.com
 Tawfiiq Masjid.net
 Boqolsoon.com
 Qardhaawi.com
  Mogadis. University
  Somalia University
  Hargeisa University
  Kismayo University
  Malaysia University
  Cairo University
  Makerere University
  Nairobi University
  Khartoum University
fariin kusocota dhalinyarada soomaaliyeed
waxaan umada soomaaliyeed aan lee nahay meel kasto ay joogan ciid wanaagsan, si farxad iyo reynreyn ah u ciida, ururka waddaniga somaliyeed wuxuu bulshada somaliyeed ugu baaqayaa in ay ka qeyb qataan xal waara in loo helo wadanka somaliya , sidookale in la bad baadiyo magaca soomaaliya oo halis ugu jira in aduunka laga waayo, god dheerna ku dhacay, maadama 20 sano ku dhawaad
ay bulshada somaliyeed xalisan la dahay khilaafadkii ka dhexeeyay ,waxaana xusid mudan khilaafkaas in dadka somaliyeed kaliya ay xalinkaraan .
Waxaan si gaar ah halkaan ugu soo jeedineynaa dhalinyarad somaliyed ee aqoonta leh in ay u guntadaan si ay wadankooda dhibatada xanunka badan ay uga samata bixin lahaayeen.

Umad kastaba waxaa lafdhabar u ah dhalinteeda, waana tan abuuri karta in ay hormar gaarsiyaan bulshadooda hadii laga eego dhanka fiican, wana tan dib u dhac u keeni karta bulshadooda hadii laga eego dhanka xun.

Hadaba anagoo ah urruka wadaniga somaliyeed waxaan ku boorineynaa dhalinyarda somaliyed in ay u midooban si dii ay umada hor mar u gaarsiyaan, anagoo ka tixraaceyno maah maahdii somaliyeed oo oraneysay (GACMO WADA JIR BEY WAX KU GOOYAAN.
Anagoo garowsan maanta faa iidada ay lee dahay in dhalinyarda somaliyeed ay ay u midoobaan bad baadinta bulshadooda
ayaan waxaan wargeyska codka wadaniga idin kugu soo gudbinay fariintaan.

waxaan xusid mudan in aan manta wadan ay san bad badin karin dhalinyaro aqoon leh kaliya, balse loo bahan yahay dhalinyaro aqoon iyo wadaninimo qalbigooda ku weyntahay u madane u hor seeda cadaalad iyo sinaan hormar iyo isu baadi goobka 5tii soomaaliye oo mid ah .

soomaaliye maanta dhalinyarda waxbaratay waxay u sii tahriiban wadamada yurub iyo mareykan halka aqoontooda ay u baahan yihiin bulshadooda, waxaa xusid mudan halka manta dhalinyarda ay u tahriibayaan
waxaa nabad gel yada iyo amaanka ku soo dabaalay dhalinyaro lamid ah , maanta markad la kulanto nin dhalinyara
wuxuu kuu sheegayaa in wadankii dhibaato ka jirto, balse wuxuu hil maamayaa dhibatadaas kaalintii uu ku la haa in ay xalisanto.

waxaan ka loo idin xasuusinayaa in dhalinyarda a maanta looga bahanyahay in ay naftooda u huraan dalkooda iyo dadkooda iyo diintooda
sababtoo ah hadii aan manta wadanki amaan daro uga cararno illaah dhalinyaro cusub samada uga ma kenayo, ee kaalintaas anga ayaa leh

waxaan ugu danbeyntii ku soo gunaanadayaa taariikhda somaliyeed maanta waxay u bahan tahay dhalinro ay xusto, walibana si gaar ah loo xasuusto maadama manta dhibatad jirta aysan waligeed umada horey u soo marin, waxaa loo bahan yahay dhalinyaro guntiga dhiisha isaga dhingta habeen iyo maalin aan u hargalin badbaadinta iyo samata bixinta bulshada somaliyeed.

Abdinaasir maxamad sh nuur
Gudoomiye kuxigeenka ururka Waddaniga soomaaliyeed
Shubka5@hotmail.com
Inta Qof Akhrisay: 269

OGEYIIS, OGEYSIIS;
waxaa soo baxay Wargayska
CODKA WADDANIGA
Baar Waddaniga.org Kaliya
Online Membership Soomaali Map
Profile-ka Ururka
Dastuurka Ururka ...


Xubnaha Sanadka

UWS wuxuu magacaabay xubnaha Sanadka 2008 - 2009


Waaxda Waxbarashada

Halkaan kala soco Barnaamijyada waaxda Waxbarashada

Waaxda Warfaafinta UWS
Waaxda Qorshaynta UWS
Waaxda Gargaarka UWS
Waaxda Maaliyadda UWS


Hambalyo Sanadguurada 50 naad ee Madaxbanaanida Somalia July 1, 1960 - 2010


HAMBALYO SANAD GUURADA 50aad EE JUNE 26 (1960 – 2010)


Dood cilmiyeed loogu magac daray “Doorka aqoonyahanka iyo bad baadinta dalka iyo dadk


Hees loo tiriyey UWS
waxaana Sameeyey Abdullahi Maxamed Axmed (Kullane)


MAXEY TAHAY DANTA DADWEYNAHA SOOMAALIYEED
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


AWOOD LA ISKUGUMA FAANO
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


Doorka Dhalinta & Arimaha Cakiran ee Dalka


MA LA DABARGOYN KARAA QABIILKA IYO QABYAALADDA?
WQ: Yuusuf-bile Cabdi Maxamed


Beentii ayaa Rumowday!
by: Zahra Abdi Hersi


Maxaa ku jaban haddii aan ku hadlo magaca waddankayga?
by: Zahra Abdi Hersi


QURBO WAA QARAN DUMIS !


Waddani iyo Wadaniyad
WQ: Maxamed Mosul


Zahra Abdi Hersi
Waa sidee dhaqanka Soomaalida ku nool waddamada reer galbeedka


dhibatoyinka haysta dhalinta somaliyeed iyo waxa xalka u noqon kara


fariin kusocota dhalinyarada soomaaliyeed


Baro Dalkaaga Hooyo
by: Abdullahi Mohamed Ahmed "Kullane"


DHOOL BARI KASOO BAXAY ... waa gabay guubaabo u ah bahda ururka waddaniga oo uu tiriyey


WAA MAXAY NABAD?


Ogeysiis ku socda Xubnaha Cusub ee doonaya inay ku soo biiraan UWS


SOMALI NATIONALIST ORGANIZATION (Profile and Background Information)

Ururka waddaniga Soomaaliyeed waxaa lagu dhawaaqay, 15kii May sannadka 2008
All Rights Reserved. Copyright 2008 -- Waddaniga.org
Design by kwwebservice