Xubnaha Golaha fulinta UWS



Ururka Waddaniga Soomaaliyeed
oo Iftiinkoodii soo xoogeysanayo

Wareysiyo Taxane ah

Ifraax Yusuf oo ah Madax Arimaha Bulshada UWS ayaa waxay soo bandhigeysaa wareysiyo xiiso badan oo ay la yeelanayso

Barnaamijyada iyo Warsaxaafadeedyada Ururka Waddaniga Soomaaliyeed

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Shirka Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka Holland

Latest Videos
# of visitors Since April 2009: 107395
Doorashada Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed 2010


Xafladda Sanad guurada 50aad ee xornimada Somalia oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan


Xaflad Sanadguurada 2aad ee UWS iyo Sanad guurada 67aad ee SYL oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Dimishiiq ee Dalka Siiriya



Xaflad Sanadguurada 2aad ee UWS iyo Sanadguurada 67 aad ee SYL
oo ay soo qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan



Xaflad Qalinjabin ah oo ay soo
qabanqaabiyeen UWS oo ka dhacday
Magaalada Karachi ee Dalka Pakistan



Kulan ku saabsan qorshaha Ururka iyo soo dhaweynta xubnaha cusub oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Xaflad balaaran oo UWS ay u qabteen
Jaaliyadda Soomaalida ee Suuriya



Dhagayso Fariinta Waddaniga:
qeybtii 1aad.

News Text
Xayeeysiis Bilaash ah
Free Advertisement
Dhamaan ganacsatada, Xawaaladaha, warbaahinta, NGO-yada iyo Ururada Soomaalida la ogeysiinayaa in website-ka UWS uu bixinaayo xayeeysiis Bilaash ah. Haddii aad danaynayso in laguu sameeyo xayeeysiis Bilaash ah fadlan la soo xiriir Ururka Waddaniga Soomaaliyeed.
info@waddaniga.org


Baaq ku socda dhamaan Waddaniyiinta Soomaaliyeed: by Zahra Abdi Hersi

  hiiraan.com
 
kulanka.com
 
dalkanews.com.
 
mogadishutimes.com
 
somalisan.com
 
somalfans.com"
 
mbali.info
 
xogta.com
 Siirada Rasuulka(scw)
 
Altaqwaa.com
 Aflax.Net
 Anasheed.com
 Waaniye.com
 Muslim Kids.com
 Daarul Xadiith.com
 Tawfiiq Masjid.net
 Boqolsoon.com
 Qardhaawi.com
  Mogadis. University
  Somalia University
  Hargeisa University
  Kismayo University
  Malaysia University
  Cairo University
  Makerere University
  Nairobi University
  Khartoum University
Doorka Dhalinta & Arimaha Cakiran ee Dalka
Sidaan Wada ognahay, Waxa Su’aali Ka tagneyn in Dhalintu tahay ubaxa Dalkasta ee dunidaan aan kunool nahay,Waxase si kale loo dhihi karaa, in dhalintu tahay Mustaqbalka ummad Waliba kufaanto, Qaran Kasta inta uu Ka dhalin Badan yahay ayuu Ka hormar iyo mustaqbal Wanagsan Yahay Kuwa Kale, Inkastoo magaca Dhalinyaro siyaabo kala duwan loo isticmaalo, kuwaasi oo mararka qaar faa’ido weyn iyo hormar u horseeda Bulshada ay ka midka yihiin , lakin dhinaca kale waxa la isdhihi karaa Waxa isa sootaraya qaabka qaldan ee loo isticmalo Dhalinta, Waxaad Arkeysaa dhalintii ahaa iftiinka dalka ey ayagii horseed u yahiin dhibaatada iyo gumaadka shacabka.

Waxaa qof waliba uu ogyahay, In xoriyada aan maanta ku Nool nahay ay dhiigoda usoo daatay dhalin somaaliyed oo aad utira badan, iyadoo mahadi Hadi haka gartee ay horseed u ahaayen 13-kii dhalintii SYL ee Naftooda iyo malkooda ku baxsheyn, sidii mar ummada somaliyeed ay u heli lahayen xoriyad buuxda, una yeelan lahayen Qaran somaliyeed, dhalintii SYL Waxa ay aqoontoda aad uga Hooseysay tan ay maanta Heystan dhalinta somaliyeed, isla markaane,Ka hoos shaqenaayey xaalad cakiran oo gumeysi Hoostis ah, ayaa waxaa ay xaqijeyn hadaf kodii ahaa in gumeystaha ka xoreyaan gayiga somaliyeed, isla markaane dhidibada utageyn qaran somaliyeed oo madax banaan oo dunida laga qonsanyahay, Waxaane xusid mudan in dhalintaas eysan ku loo lamin, kamid noqoshaha dowladaasi ay dhiseyn, Waxane halkaa ka muqada in Waddanimo aad uweyn ay ku abuurneyd 13-kaas dhalin yaro.

Inkastoo dhalinta SYL dhaqalihii ay kushaqeyn jireeyn uu ahaa mid kayimada dadweynaha somaliyeed, Waxane halkaa muqata in dhalinta SYL aysan marne Dhaqaale ka yimaada dalalka diba aysan kutirsaneyn, oo howshudu aheyd iskaa wax u qabso, Magac somalinimo uu ku weynaa.

Waxii Ka dabeyey burburkii qarankii Somaliyeed, dhalinta somaliyeed waxaa ka guuray qaluubtoda erayga Waddani, Waxane badalka taasi u badaley Magaca sida qaldan soomalida u fasiratay ee “QABIILKA” iyo Waxii lamid ah, Waxaane dhalinta somaliyeed ay noqdeyn qoryahii lagu shiday dhamaan dagaaladii Ahliga ahaa ee soomaray somaaliya 19-sano aynu soo dhafnay,

Hogaamiye dhaqameed ama kooxed kasta markii uu doonayo in uu dagaal huriyo, Barta kaliye ee uu ugeedadiisa ku gaari karo waa in uu Hubeyo dhalinta ay markaasi Xigtada iskugu dhaw yihiin isagoo markaasi, Kusheega in ey difaacayan danaha shacabka ama jufada uu kasoo jeedo, Halkaasi ay colaad xoogani ka dhalato, Taasi oo ay sabab u Tahay dhalinta somaliyeed, lakin waxa isweydin mudan sababta ay ilaa hada dhalinta somaaliyeed uga dhiidhin La’yihiin arintani guracan, ay ku kacayaan qashsiyaadka sida xun ufakira ee bulshada ku dhaxjira, Ku waasi oo dhamantood aad moodo in ka Siman yihiin Gumaadka maatada aan wax galabsan, iyagoo had iyo jeerba usoo xirta shaatiyo kala duwan, ay usoo galiyaan shaqsiyaad ajaanib ah, ku waasi oo dano gaar ka leh somaaliya.

Dhibaatada Katagan Dalka ayaa Waxaa Gacanta ugu weyn Kageysta Dhalinta somaliyeed, ayadoo taasi jirto, ayaa Hadane Waxa yaraaday Dadaalada lagu Wacyi galin lahaa dhalinta, laguna boorin lahaa Waxa ay Waddanimo tahay iyo qiimaha ay ku fadhido Nabada, Inkastoo ay jiraan Ururo udhaq dhaqaqo Arimaha wacyi galinta dhalinta, Balse dadaalkaas ayaa ladhihi karaa ma gaarsisana Heerkii loo bahnaa,

Teeda kale maxaa loo wayey dhalin Wadaniyiin ah oo lamid ah kuwii SYL, maxaane guud ahaan dhalinta somaliyeed ay ufahmi la’yihiin Halka dhibatada kajirto, dhamaan su’aalahaas ayaa hada waxa ay yihiin kuwaa aan jawaab sax ah loo helin, somaalida ayaa waxaa ay ku maah mahdaa “Geela weyn meshuu maro ayuu kan yarne maraa” waxaane iska cad in dhalintii Hogaamin lahaa somaaliya mustaqbalka, Ay qaadeyn wadadii ay Horey umareyn Madaxdii Dalka, Taasi oo sababtay Xaalka xun ee Dalka kusugan yahay mantadaan aynu joodno , Hadii aysan dhalinta somaliyeed Wax Kabadalin Fakirkooda, Aysan utafa Xeydan sidii loo bad baadin lahaa Macaga Ummada somaliyeed, Waxaa soo dag dagi doonto in Magaca somaaliya laga waayo Qariirada aduunka, Maah maah somaliyeed ayaa waxaa ay aheyd “ Hadii adan tashan Waa laguu talin”. Hadii Lawaayo Dhalinyaro somaliyeed oo xil iska saarto Dhisida Qaranka somaliyeed, Waxaa somaliya utalin doono quwado shisheeye, Taasi Waxaa ay sharaf dhac utahay Magaca Barbaarta somaliyeed.

Gunta iyo Gunaanadka, dhamaan dhalinta somaliyeed Waa in ay maanka ku hayaan Had iyo jeerba, in mustaqbalka somaaliya uu gacmahooda kujiro, loogane bahan yahay in ay badbaadiyan, soona celiyaan Magacii somaaliya aay lahaan jirtey, iskane ilaaliyaan Magaca Qabiil, Waayo Qaran iyo Qabiil Waa labo Magac oon isqaadan Karin, Waxa ay ku midoowane ay noqoto Qaran somaaliyeed iyo Wax uqabadka Umada somaliyeed iyo soo celinta Magacii lumay ee somaliya, had iyo jeerne ey quluubta ku hayaan Cabsida ALLAH, Hadii intaasi dhalinta somaliyeed ay si ficil ah usameeyaan Waxaa marag madoonto ah, in Xal looheli doono Dhibaatada Gaamurtay ee somaliya Kajirtay Ku dhawaad 20-sano.

W/D:Mohamed Hussien Abdirahman

Ururka Waddaniga somaliyeed
Inta Qof Akhrisay: 88

OGEYIIS, OGEYSIIS;
waxaa soo baxay Wargayska
CODKA WADDANIGA
Baar Waddaniga.org Kaliya
Online Membership Soomaali Map
Profile-ka Ururka
Dastuurka Ururka ...


Xubnaha Sanadka

UWS wuxuu magacaabay xubnaha Sanadka 2008 - 2009


Waaxda Waxbarashada

Halkaan kala soco Barnaamijyada waaxda Waxbarashada

Waaxda Warfaafinta UWS
Waaxda Qorshaynta UWS
Waaxda Gargaarka UWS
Waaxda Maaliyadda UWS


Hambalyo Sanadguurada 50 naad ee Madaxbanaanida Somalia July 1, 1960 - 2010


HAMBALYO SANAD GUURADA 50aad EE JUNE 26 (1960 – 2010)


Dood cilmiyeed loogu magac daray “Doorka aqoonyahanka iyo bad baadinta dalka iyo dadk


Hees loo tiriyey UWS
waxaana Sameeyey Abdullahi Maxamed Axmed (Kullane)


MAXEY TAHAY DANTA DADWEYNAHA SOOMAALIYEED
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


AWOOD LA ISKUGUMA FAANO
Waxaa Qoray: C/wahaab C/qaadir (Carab)


Doorka Dhalinta & Arimaha Cakiran ee Dalka


MA LA DABARGOYN KARAA QABIILKA IYO QABYAALADDA?
WQ: Yuusuf-bile Cabdi Maxamed


Beentii ayaa Rumowday!
by: Zahra Abdi Hersi


Maxaa ku jaban haddii aan ku hadlo magaca waddankayga?
by: Zahra Abdi Hersi


QURBO WAA QARAN DUMIS !


Waddani iyo Wadaniyad
WQ: Maxamed Mosul


Zahra Abdi Hersi
Waa sidee dhaqanka Soomaalida ku nool waddamada reer galbeedka


dhibatoyinka haysta dhalinta somaliyeed iyo waxa xalka u noqon kara


fariin kusocota dhalinyarada soomaaliyeed


Baro Dalkaaga Hooyo
by: Abdullahi Mohamed Ahmed "Kullane"


DHOOL BARI KASOO BAXAY ... waa gabay guubaabo u ah bahda ururka waddaniga oo uu tiriyey


WAA MAXAY NABAD?


Ogeysiis ku socda Xubnaha Cusub ee doonaya inay ku soo biiraan UWS


SOMALI NATIONALIST ORGANIZATION (Profile and Background Information)

Ururka waddaniga Soomaaliyeed waxaa lagu dhawaaqay, 15kii May sannadka 2008
All Rights Reserved. Copyright 2008 -- Waddaniga.org
Design by kwwebservice